Digniin: Haddii uu kuusoo dhoco telefoon kaasoo lagu waydiinayo in aad siiso numbarka akoonkaaga bangiga, si, IRS ay kuugu soo shubto jeegga lacagta, isla markaaba kudami. Kani waa khayaano! IRS waligeed taleefanka kaama soo wici doonto.